liif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
- 1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

