Maalmo

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-lin, m.l)

Macnaha:

  1. Wax ka badan hal maalin. ld Maalmooyin.

Lamidka: Maalmooyin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Maalmooyin

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-lin, m.l, lmooyin, m.l)

Macnaha:

  1. eeg Maalmo.

Lamidka: Maalmo, Maalin.

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur