dhallin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro. 2. Dadka inta da'da yar. 3. Dh. ah: qof da'weyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur