taran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tarmid.
  2. 1. Miro dalag la kariyey badasho. 2. Nafley is dhashay tiradeeda badasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tarmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taran 2 ld taran¹, taranti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur