aabe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/m.dh)

Macnaha:

  1. eeg aabbe.

Lamidka: aabbe

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aabbe

Qaabnax: m.l

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe.

Lamidka: aabbo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur