Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aaddi. ld aadin, aadsiin.
Lamidka: aadin, aadsiin
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax
muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku
aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid.
Lamidka: aadi, aadsii
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur