abaaliQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Macnaha:A. ah: haan duug ah oo biyaha sii daysa; boos.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boosQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqda. 4. Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay. 5. ld boosay. Midab cad oo farduhu yeeshaan.1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biyaha sii deysa; abaali.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0