boos
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-sas, m.l)
Macnaha:
- 1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqda. 4. Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay. 5. ld boosay. Midab cad oo farduhu yeeshaan.
- 1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biyaha sii deysa; abaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

