abaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.l)

Macnaha:

  1. Dhibaato ballaaran oo roob la'aani keentay.