aaho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhiibato weyn oo abaar ama cudur ay keenaan oo guud ahaan saameya naflay badan.