adkayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adkee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adkee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax adag ka dhigid (wax). 2. Gunti, xarig iwm si aad ah u dhuujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur