alaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof si sahlan ula qabsan karo dad iyo dal uusan aqoon; qof galgal badan oo dhiiran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0