amma

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. ld ama.

ama

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. Erey kala xiriirfura laba magac ama laba weerood. Tus. “Baasto ama bariis ii keen”, “Ama tag ama joog”. ld amba², amma.