ilaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.
- Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

