shad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far-carbeedda).
  2. (fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur