dhabbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhabbo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabbe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur