baadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baad².eeg baad².Lamidka: baadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
baadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la siiyo qof madax ah.1. Caws, caleen, xaab iwm oo ay xooluhu daaqaan; daaq. 2. (-dad, m.l) Mid ka mid ah labada garab ee haadda ama dayuurad; baal.Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.Hooy ka dhixid (qof ama xoolo).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00