baalid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay.
  2. Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur