aaran
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- 1. Geela intiisa aan weli gaarin da'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa. 2. Doog iyo barwaaqo badan. 3. Aa. ah: meel doog badan leh. 4. Aa. ah: waqti doog iyo barwaaqo leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

