baqdin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen geesinnimo la'aaneed oo xasillooni darro iyo welwel leh oo ku dhasha nafleyda marka ay dareento inay nafteeda halis ku jirto; cabsi.

cabsi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.

Lamidka: Argaggax, Baqdin, Walwal