bataax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ciid aad u jilicsan oo aan boor lahayn. ld batuux.

batuux

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bataax.