cabQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-bay/-bbay, -btay; -bbi)Macnaha:1. Hoore si isdabajoog ah u liqid. 2. Sigaar dhuuqid.