cusub

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-sbaa, -sbayd; cuscusub)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan weli la isticmaalin ahaansho. 2. Wax jiritaankiisa markaa ugu horreyso ahaansho. 3. Cir, wax roob laga filayo ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur