daadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daadi. ld daadis.

Lamidka: daadi, daadis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax meel ay ku jireen ka geddin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daadin.

Lamidka: daadin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur