fan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld fan (2).
- 1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.

