dabool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2. ld daboolid.
- Gudin weyn.
- 1. Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid. 2. Wax muuqaalkooda qarin. Tus. “Daruur baa cirka dabooshay”.

