daboolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daboolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2. ld daboolid.Gudin weyn.1. Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid. 2. Wax muuqaalkooda qarin. Tus. “Daruur baa cirka dabooshay”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0