dambasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay. 2. D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bambasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:ld dambas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0