dhadhaab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bbo, m.dh)
Macnaha:
- Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.
- 1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu dhaqo.
- (jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

