dhalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhali². ld dhalis¹.

dhali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Afka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka.
  2. 1. Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho. 2. Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).

dhalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalin.
  2. ld dhalid.