inan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ammo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).
- 1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

