dhebi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (dhebi, m.dh)

Macnaha:

  1. Geed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada.
  2. ld dhibi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur