dhawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhaaw¹.(dhebay, dhebtay; dhebi) 1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. ld dhaaw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Habaar; Inkaar. 2. Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo. 3. ld dhaawid. ld dhaw¹.1. Cid habaarid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn. 3. ld dhaw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0