Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, ml.)
Macnaha:
1. (fk) Kor; mel dheer ama taag ah; buur. 2. Meel fog.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-rar/-ro, m.l)
Macnaha:
1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan. 2. Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur