siilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Xubinta dhalmada ee haweenka.Lamidka: murSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
murQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xubinta taranka ee haweenka.Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.Wadiiqo yar.Ka m.: orod cid kaga dheereyn.Lamidka: siilSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0