dheri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel dhobo ah oo wax lagu karsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur