dhif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nabsi. 2. Dh. ah: wax aan badanaa la arag ama la helin.

nabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay. 2. Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.
  2. Nabsi ku reebid.

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.