dhuumasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuumo.

dhuumo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-uuntay, -uumatay)

Macnaha:

  1. Meel aan muuqaalkiisa looga jeedin galid (nafley).