dhuuni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cuntada dadku cuno. 2. Qof cuntada ku mamman.
  2. Qof cunnasiin.