doori

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Siduu ahaa maahee si kale ka dhigid; wax wax kale dhaafin; beddelid. 3. Sarrifid (lacag).
  2. Ilmo yar, lo'ah oo aan hooyadii lala nuugin.
  3. 1. Ilmo yar oo lo'aad hooyadii siduu doono u nuugid. 2. Wax si xun ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beddelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beddel². ld baddal¹, baddalaad, baddalid, beddel¹ (1,2), bed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur