Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yaal, m.l/dh)
Macnaha:
1. Nin da' weyn; duq;waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.
Lamidka: duq, waayeel, masuul, xilkas
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qey/-qeyti, m.dh)
Macnaha:
1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.
Biciid dheddig oo curad ah.
1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur