gano

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld gen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gen

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Macnaha:

  1. ld gan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur