garaacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garaac³. ld garaac¹ (3), garaaci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto. 2. Nuugid badan. 3. ld garaaci.
  2. Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeela.
  3. 1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur