haqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haqo. ld haqad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. Haq u dhimasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur