himmad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld himmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

himmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Niyad rabitaan oo wax loo hayo.