kir

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Yallah!, hayahee! bax!, tag!, kac!, hus!, yur! ld kis.

Yallah

Macnaha:

  1. hayahee! bax!, tag!, kac!, hus!, yur! ld kis.

bax

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Macnaha:

  1. 1. Meel ka tegid. 2. Dhimasho. 3. Caloolbixid, shubmid. 4. Soo dheeraan (dhir, timo iwm). 5. Muuqasho (qorrax, dayax iwm). 6. Shidmid (dab). 7. Gadmid, iibsamid (ganacsi). 8. Ka b.: wax ka noqosho. 9. Ka b.: arrin ama waajib gudasho. 10. Ku b.: qaymo ku fadhiisasho. 11. La b.: wax meel ku jira baxsasho. 12. La b.: la cararid (gabar). 13. Isku b.: isku buuqid, isku kicid. 14. Isku b.: jiq noqosho. 15. Kala b.: kala qaybsamid. 16. Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano). 17. Haan caano lagu lulay subag dhalid.

kis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. In yar; xoogaa; kistoo.
  2. ld kir.