iilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.(iilay, iishay) Wax inyar weecin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0