yeelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg yeel5.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Qeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.Y.-kay, y.-kaa: arrintay, arrintaa iwm.1. Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga gudba awrka dhinacyadiisa, dabagelisna leh. 2. Inta xarig ah ee ka samaysan harag.Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyeeshee): ha ahaatee, laakiin.1. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. 3. Wax samayntooda ku kicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0