isbeddel
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha. 2. Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.
- Wax muuqaalkoodii iyo siday ahaayeen ka gaddoomid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha: