qay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.
  2. 1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid.